Films

Filimka THE LEARNER oo ah filim cusub oo eey soo saarayaan dhalinyarada is baheesatay oo ku nool dalk Kenya.
Filimkaas ayaa wuxuu ka hadlayaa, waxbarasho iyo jaceyl isku laran
filimkaas oo eey jilayaan actaryaasha kala ah
Xassan Yare iyo Anfac Laki
Filinkaas oo aad dhawaan kala socon doontaan shaashadaha aduunka
COMING SOON

0 comments:

Post a Comment

thank you for your comment,, please come back and comment again

 
Design by BY ELMI | AND POWERED BY E/Wood somali arts - Heesaha soomaliga | Filmada afka soomaliga ah