Friday, 26 April 2013

THE LEARNER

FILIMKA THE LEARNER WAA FILIM CUSUB OO DHAWAAN LAGA DAAWAN DOONO SHAASHADAHA ADUUNKA FILIMKAAN OO AY WADAAN DHALINYARO SOOMAALIYA OO KU NOOL DALKA KENYA AYAA WAXUU KAHADLAAYA WAXYAABO BADAN OO KAMIDA DHAQANKA SOOMALIDA DHALINYARADA WADA FILIMKAAN AYAA WAXAY KATIRSANYIHIIN GROUP KATIRSAN GROUPYADA WAAYAHAAN AY AD U XIISEEYAAN DADKA KUNOOL WADANKA KENYA GAAR AHAN MAGALADA NAIROBI FILIMKAAN XIISAHA BADAN AYAA WAXAA KAQAYB QAATAY AMA JILAAYO DHALINYARADA KALA AH XASSAN YARE ANFAC LAKI AFRICA BILQAYR IYO KUWA KALOO BADAN         ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' FADLAN KALA SOCO SOOBIXITAANKA FILIMKAAN SOMALI MUSICS AND FLIMS           COMING SOON         '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''

Wednesday, 24 April 2013

MISTAKEN

FILIM CUSUB OO DHAWAAN KASOO BAXAAAYO WADANKA KENYA OO AY WADAAN DHALINYARO SOOMAALIYEED OO KU NOOL WADANKA KENYA FILINKAAN AYAA AH FILIM DHAWAAN LAGA DAAWAN DOONO SHAASHADAHA ADUUNKA FILIMKAAN CUSUB AYAA  WAXUU KATUR JUMAAYAA QISOOYIN AAN HORAY LOOGU ARAG SOOMALIDA DIRIRECTORKA KU FARAYARAYSTAY FILIMKAAN AYAA AH DIRECTOR QIB RAD WANAAGSAN U LEH QORITAANKA FILIMADA QORAAGA DA DAYAR EE ABDIWALI MAHAMED ILMI AYAA WAXUU HAD IYO YAJEER DIYAAR U YAHAY IN UU SOO SAARO FILIMO KA HADLAAYO DHAAQANKA SOOMALIDA                                                                 DHALINTA FILIMKAAN JILAYSO OO KA LA AH XASSAN YARE ANFAC LAKI QALILADAN AMINO YARAY AFRICA IYO KUWO KALOO BADAN AYA WAXAY DIYAAR U YIHIIN IN AY SOO SAARAAN FILIMO LATARTAMAYO FILIMADA ADUUNKA DHALINYARADAA OO KU NOOL XAAFADA ISLII DIYAARNA U AH IN AY WACYI GALIYAAN DHILINTA SOMALIYEED EE LAQABSADAY HUBKA OON AMIN SANAYN IN AY NOLALKALE JIRTO ANAGOO KASOCONA DHALINYARADA EASTLEIGHOOW WAXAAN IDIN LEENAHAY WLCM SOODHAWAADA KALANA SOCDA DHAWAAN FILIMKAAN SHAASHADAHA ADUUNKA                           MONING SOON............BY EASTLEIGHWOOD

AFRICA


AFRICA waa wiilka ugu da'da yar Dhalinta Eastleighwood, Africa waa jilaa waana fanaan hiphopka ku caan baxey

Sheeko macaan

COMING SOON!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!THANK YOU FOR YOUR SUPPORT

Tuesday, 23 April 2013

shan qaab oo aad ku farxad galin kartid naftaada adigoo u adeegaya dadka.


shan qaab oo aad ku farxad galin kartid naftaada adigoo u adeegaya dadka.

waalidka waa adeegaha ugu muhimsan ee nolosha aan ku aragno,intina waalidka noqotey ama arkey waalidkooda,waxaad inta badan ku aragta waalidkaaga marka aad yartahey ama aadba adiguba sameysaa marka aad waalid noqoto,adeegyo fara badan,tusaale ahaan hooyadu waxeey inta badan ku howlan tahey sidi caruurteda u xanaaneyn laheed,aabahana wuxu ku mashquulsanyahey sidii uu ciyaalkisa uga haqab tirihi baahida dhaqaale,waalidiinta adeegooda hagar la'aanta ah marna kama daalaan,mana ku cuslaato ineey sii kordhiyaan mar walbo oo eey dareman iney caruurtooda wax tabayaan,waxaa midaa ka sii daran in waalidku ku raaxeysto kuna farxo wax walbo oo u qabto ubadkisa,sida aabaha marka uu hadiyad u keeno caruurtisa,qaali ah oo laga yaabee lacag usan heli karin ama deyn ah kuso qaado,waxa uga farxad badan walwalka daynta qosolka yar iyo farxadda iyo boodboodka ilmihisa yar ee ey ku sameynayan hortisa.tusaalaha waxan ka fa'ideysan karna bani-adamka inu ku farxo marka u dareemo inuu adeegisa yar qofka kale farxad galiyey......waa tan 5 qaab oo ad naftaada ku farxad galin kartid
  1. Umuuji xushmad iyo qiimeyn qofka kale:waxey u muuqata ineey tahey adeeg fudud,balse miisan aad u culus ayey ku dhax leedahey dadka qalbiyadooda,waxa la xaqiijiyey in dadku eey aad u jecelyihiin qofka qadarinta badan kuna farxan aragtidiisa
  2. Dhageyso in ka badan inta aad hadashid:dhageysigaga wuxu farxad weyn galin karaa qofka kale asagoo dareemayo inuu yahey muhiim,fikirkisuna yahey mid wanaagsan, tusaale:waxad soo gashey meel eey fadhiyaan sedex qof,waxaad bilawdey inaad uga sheekeyso arrin ku qabsatey,waxa ka mid ah seddexda qof,hal qof oo ad ku dhageysanayo kuna siiyey muhiimad inuu kula ogaado waxa aad ka sheekeyneyso muxu noqon kara dareenkaagu?
  3. Ku amman qof kasta halka u ku wanagsan yahey:inaad ku ammanto qofka kale dareensiisidna wax qabadkisa iyo wanaagisa, waa camal aad u qiimo badan,waana maalgalin wanaagsan kaagamana baxeyso wax qarash ah,(remember)xasuusnow:mar walbo ku amman qofka kale dadka hortooda,kuna canaano ama ku dareensii qaladkisa meel idiin qaas ah
  4. Balanta oofi markasta:dadku inta badan waxeey sahladaan balamaha waxeeyna keenta isku dhac iyo wareer,hadii aad dooneyso inaadan marna dadku ku nicin farxadna kula dhax joogto mar walbo halaguugu barto oofinta balamaha
  5. Cafis u fidi kuwa aad dareento ineey kugu qaldameen:mar walbo haka qarin qofka eedeysanaha kuu ah inaad jeceshahey inaad cafiso,waxeyna keeneysa farxad iyo isu calool fiyooban

 
Design by BY ELMI | AND POWERED BY E/Wood somali arts - Heesaha soomaliga | Filmada afka soomaliga ah